User Admin Multi-Tenant SaaS Platform

Kudar Fududeyn & Hufnaan Maamulka Dhismayaashaada

Moog automated invoicing, rasiidhada lacag qabadka (EVC Plus, eDahab, Cash), heshiisyada kireystayaasha, iyo xisaabaadka QuickBooks Double-Entry GL oo hal meel ku wada jira.

Sababta Wax Loo Doorto AMS

Wax walba oo aad uga baahan tahay maamulka dhismaha

Maamulka Qolalka & Kireystayaasha

Si toos ah u maamul qolalka banaan (Vacant), kuwa kiraysan (Rented), iyo macluumaadka buuxa ee kireystayaasha.

Invoicing & Lacag Qabadka

Jarkeeda biilasha kirada bishii, una samee rasiidho lacag qabad oo taageeraya EVC Plus, eDahab, Zaad, iyo Cash.

QuickBooks Double-Entry Accounting

Akaunada Chart of Accounts (Assets, Income, Expenses, Liabilities) oo toos ugu xiran Profit & Loss iyo Balance Sheet.

User Admin Pricing Plans

Dooro Qorshaha ku habboon Ganacsigaaga

Isticmaal 7 Maalmood oo Demo BILAASH ah ka hor intaad xidhmo kasta dooran.

Qorsha Bishii

Bixi billaha oo si bilaash ah ugu bilaaw 7 maalmood.

$5 / Bishii
  • 7 Maalmood Demo BILAASH
  • Waddarta 1 Bishii = $5
  • Maamul Dhismayaal & Qolal
  • Biilasha & Rasiidhada
  • Report Profit & Loss
Bixi Hada ($5)

Qorsha Sannadka (12 Bilood)

Awoodda ugu sarreysa ee maamulidda sanad dhagax ah.

$60 / Sannadkii
(12 Bilood x $5 = $60)
  • 7 Maalmood Demo BILAASH
  • Waddarta 12 Bilood = $60
  • Dhammaan Astaamaha System-ka
  • Backup Is-dhaaf ah (Automatic)
  • Taageero Toos ah
Bixi Hada ($60)

Ma u baahan tahay Caawimaad ama Faahfaahinta Iibka?

U xirriir maamulaha nidaamka si laguu siiyo qaabayn ama lagugu xiro akoon User Admin ah.

Maamulaha Iibka (Developer) Hassan Ibrahim
Taleefannada Lagala Xiriiro +252 615 185190 +252 625 185190